|
ARTICLES
-
gabawga hadheyay madaxweyne siilaanyo oo awoodi dalka gacanta u galiyay wasiir xirsi xaji cali , by saleban cali bille
waxa hubaal ah in Madaxweyne Siilanyo uu maanta ayhay nin way oo dadiisu ku socoto ilaa 90 jir hadaba dada iyo xanuuno soo food saray madaxweyne Silanyo ayaa waxay ku keentay ilaws...
Tuesday, June 18, 2013
-
Somaliland iyo Jabuuti ha noqadaan DAL QUDHA oo confederal ah. WAayo reer JABUUTI waa walaldeen aynu is fahmayno oo run iyo daacad ku nool.
Dadka reer jabuuti iyo Somaliland waa dad walaalo ah oo dhaqan iyo dhiig wadaaga , markaa waxaa haboon inaynu iyaga la samaysano CONfedraali , madaxweynahu waa Somaliland raiisal wasaarahuna waa jabuu...
Tuesday, June 18, 2013
-
Xaqsooroow maxaa ummada u wareeriseen .Mar hadii aanaydun sidaaba usii ridnayn!
Soomaalida hore waxay ugu maah-maahda “Wixii la qariyaba qudhunba ku jira” Ururkii xaqsoor ee bishii November ee kal hore markii lagu dhawaaqay natiijadda doorashada golayaasha deegaanka la sheeg...
Tuesday, June 18, 2013
-
Mudanayaal iyo Marwooyin waxa noo sharaf ah inaad nagala soo qaybgasho xaflada furitaanka jaaliyada Somaliland ee Bariga London (East London Somaliland Society ).
Mudanayaal iyo Marwooyin waxa noo sharaf ah inaad nagala soo qaybgasho xaflada furitaanka jaaliyada Somaliland ee Bariga London (East London Somaliland Society ).
Xaflada furitaanka oo la qaban doo...
Tuesday, June 18, 2013
-
Diiwaan-gelin Haabkeed Lama Hayo,Siilaanyo-na Wuxuu Doonayaa Mudo Kordhin, Somalilandna Waxay Doonaysaa Madaxweyne Talinaaya oo Jidh ahaan Iyo Maskax ahaanba Bad Qaba Qormadii 1 aad:
mudadii uu siilaanyo uu xilka hayay golihii deegaanka ee hore waxaa loo kordhiyey hal mar, inkasta oo ay mudadii loo kordhiyey ku darsadeen mudo lix bilood ka badan oo sharci daro ah,golaha wakiilada ...
Tuesday, June 18, 2013
-
sixun wa usheeg sixir wa ka daran yahay jawaab maqaalkii c/casiis
Marka hore waxaan salaanta islaamka ku salamaya dhamaan maamuulka iyo hawl wadeenada barta baligubadlemedia iyo akhristayaasha sharafta leh A.S.C
Waxaan si kooban uga jawaabaya maqaaladii u so qoray ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Goorma Ayaa Korodhka Lacagta Shilinka loo Isticmaali Karaa Maalgalinta Mashaariic Horumarineed?
Falsada cilmiga dhaqaalaha ee buugaagta lagu dhigtaa inta badan wuxuu ku sallaysan yahay fikirka (theory) ka jira waddamada reer galbeed ee xaga dhaqaalaha horey ugmaray sida Maraykan iyo Yurub. Waana...
Tuesday, June 18, 2013
-
Jawaab Ku Socota dareenka Wareegtada Madaxweynaha ee Dhulka Danta Guud ee Berbera
ragtiday Wareegtada Madaxweynaha ee Ku aadan Dhulka Danta Guud ee Ku Xeeran Dekeda Berbera iyo Haamaha ee maqaalkasi aadka loogu caayay maareeyaha laguna amaanay maayarka berbera,
waxay tahay sida ...
Tuesday, June 18, 2013
-
warshada sibidhka bebera iyo dekeda berbera oo ay quudaraynayaan shirikaddo fransiis ahi
iyadoo madaxweyne siiraanyo tagayo France usbuucan ayaa shirikadaha fransiisku somalilansd aad u danaynayaan.sida sibidhka iyo dekedaba iyadoo TOTALNA rabta inay dalka maal galiso xaga shidaalka.
...
Tuesday, June 18, 2013
-
Cadaalad xumada Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo qaraabo kiilka
Waxaan qalinka u qaatay xanuuno ugub (acute diseases) ku ah wasaaradda xanaanada xoolaha intii uu wasiirka ka ahaa Mudane, Cabdi aw-Daahir, xanuunadaas oo ah eex, qabyaalad iyo musuq-maasuq.
Ka hor...
Tuesday, June 18, 2013
-
Hambalyo meher wacan.
Hambalyo meher wacan.dhamaan dhaliyarada. haweenka. waayeelka iyo dhamaan shacabka kudhaqan magaaladan bristol waxanu hambalyo iyo bogaadin iyo ducaba aanu udir...
Tuesday, June 18, 2013
-
tacsi ku socota ehelka wariye xasan kuuriya: By: C/risaaq Suudi Nuur
Tacsi Tiiraanyo Leh
Aniga oo ah qoraaga C/risaaq Suudi Nuur waxan halkan tacsi
tiiraanyo leh uga dirayaa Geeridii naxdinta lahayd eek u timid
Allaha u naxriisatee Wariye Xasan Max...
Tuesday, June 18, 2013
-
Durba 2aad: By: Abdi Yusuf
Qormadii: 2aad
Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle ayaynu ka soo qaadanaynaa tuducyo ay tahay
in aynu wax ku qaadanno.
Qaybtan aan manta soo qaadanayo, Ibraahin Sheekh Saleebaan...
Tuesday, June 18, 2013
-
Hambalyo Meher iyo Aroos
1- Hooyo luul nuh maxamed iyo dhamaan caruurteeda oo kala ah
3- Caasha Abdi Hassan
5- Maxamed Abdi Hassan
Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Eng. Said Abdi Hassan iyo
...
Tuesday, June 18, 2013
-
CIYARAHA G/GOBLADA ILAHAY NABAD QAB HA INAGAGA DHAMEEYO
ASCW WAXAAN SALAMAYA DHAMAN WARBAHINTA SOMALILAND .
WAXAAN OGNAHAY IN CIYARIHII GOBOLADU MEEL XUN MARAYAAN UMANA ARKO IN AY GUUL KU DHAMANAYAAN BALSE ILAHAYBAAN INOOGA BARYAYA IN AY NABAD INO...
Tuesday, June 18, 2013
-
Taranta tahriibka iyo ka muquurashada dawladda: Essam Hersi
Ka sakow in tahriibku yahay aafo, haddana waa albaab ay dhalintu u haysato in uu u yahay nafis wallow ay taas ku qaldan yihiin.
Ma tahriibo qof haysta shaqo, mansab, ama rajo….. taa caksigeedu wa...
Monday, June 17, 2013
-
Saleebaan Gaal iyo Dr Gaboose oo kulan adag ku qaatay London!
Waxaa xalay kulan adag magaalada London ku dhexmaray Dr Gaboose iyo Saleebaan Gaal oo a laba nin oo saaxiiba lakiin immika siyaasada kukala duwan.hore ayaa saleebaan u sheegay .inuu rabo in gaboose...
Monday, June 17, 2013
-
Dhalinyaradu Waxa ay Rabtaa (1) Tacliin Tayo Leh, (2) Shaqo Sharaf leh iyo (3) Mustaqbal Rajo Leh :By:
Waxa maanta caalamka looga dabbaaldegey maalintii Ilmaha Afrika oo ku began sannad guuradii 23 ee ka soo wareegtay maalintii Ururka Midawga Afrika u aqoonsadey iney noqoto “Maalinta Ilmaha Afrika”...
Monday, June 17, 2013
-
Aqoon Yahan Jiir Ayaa Sheekh Adan Siiro Xaal Ka Siiyay Beentii Laga Sheegay,Waxa Kale Oo Canbaareeyey Xayiraadii Wargeyska HUBAAL.
Aqoon yahan jaamac cilmi jiir ayaa si xaal siiyay sheekha caanka ah ee Sheekh Adan Maxamud Xiiray(Sheekh Adan Siiro) oo maalin dhaweyd maamulaha shabakada somalilandtoday been ka sheegay sheekha ,iyad...
Monday, June 17, 2013
-
Wiilka Ku Maxaafsada Magaca Wasiir Xirsi iyo Fadeexada Ka Dhalatay kuna Noqtay Cambaarta Saxaafadda Iyo Bulshada Culiimadda iyo Qarka Mid Ah Wasiiradda Wax-qabta: By: Cabdicasiis Bashiir Nuur
waxaa jira akhristayaal wiil inta badan ku caan ah aflagadada madaxda,culimada,ganacstada iyo dadka inta badan karaamada ku dhex leh umada somaliland,wiilkaasi yar oo uu wasiir xirsi jaraa'id iyo webs...
Monday, June 17, 2013
-
PROF SAMATAR: “FROM SOOMAALI TO SAMAROON” By: Abdulkadir Osman “Aroma”
Qurba-joog ambadayoo, af-qalaad la wacan yahay
Aayadaha Qur’aankiyo, Axaadiista Nabigiyo
Dhaqankii awoowiyo, hiddihii ab laga gaar
Midaan hoos u eegine, idilkood la liitaan
...
Monday, June 17, 2013
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Saylici Iyo Wefti Wasiiro Beeshiisa Ah Oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Ku Jooga Borama
Hargeysa (BLM) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Borama ee xarunta ee Gobolka Awdal.
Weftiga Madaxwayne ku xigeenka oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Shaq...
Tuesday, June 18, 2013
-
Gudoomiyihii Hore Ee Ururka Anfac Xaamud Ismaaciil Koode Oo Hambalyo U Diray Xulka Gobolka Hawd
gudoomiyihii ku xigeenkii hore ee ururka anfac xaamud ismaciil Koode ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xulka gobolka hawd xaamud ismaciil koode oo goor dhawayd la soo xidhiidhay shabakadda baligubadlemedia ayaa dhamabaal hambalyo ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Somaliland Dilalka Dadka Shacabka Ah Oo Ku Soo Badanaya Iyo Gabadhii Xalay Lagu Dilay Magaaladda Hargaysa Oo Sii Kordhisay Tirada Dadka La Dilay Todobaadkan Ee Aan Cidna Loo Qaban, Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ku Mashquulsan Arrimo Kale.
Hargaysa(BLM ) Gabadhii xalay lagu khaarajiyay Xaafadda Jig-jiga yar ee Magaaladda Hargysa, ayaan ilaa hadda cidna loo qaban. Gabadhan xalay lagu dilay Xaafadda Jig-jiga yar oo lagu magacaabi jiray Cawo Qaasim Walan-Wal, ayaa sii ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Wasiir Xirsi Oo Soo Saaray Hadal Xanaf Leh Islamarkaana Keeni Kari Inuu Fashilmo Heshiiskii Ay Gaadheen Xukuumadda Iyo Xaqsoor
Hargeysa (BLM) wasiirka madaxtooyada somaliland xiri cali xaaji xasan ayaa soo saaray hadal xanaf leh islamrkaana uu ku xardhay ereyo aan reer xaqsoor jeclayn oo keeni kara kala fogaan labaad oo soo wajahda xukuumadda iyo xaqsoor
...
Tuesday, June 18, 2013
-
Somaliland Oo Celisay Diyaarad Somaliya Ogolaansho Soo Siisay
Hargeysa (BLM) wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa manta Hawada ka celisay diyaar siday rakaab, taasoo ruqsad madaaraka Hargeysa uga soo qaadatay Muqdisho.
Diyaaradan oo ku dagtay markii danbe magaaladda Gaalakacayo ay...
Tuesday, June 18, 2013
-
Hawd Iyo Marodijeex Oo U Soo Baxay Finalka Koobka Goboladda Iyo Daadmadhedh Iyo Gabiley Oo Guul Darro La Caraabay
hargeysa (BLM) Goboladdaq hawd iyo marodijeex ayaa u soo baxay finalka koobka goboladda somaliland ee ka socda hargeysa stadium
xulalka goboladdan ayaa maanta ka kala badiyay goboladda gabiley iyo daadmadheedh
xulka gobolk...
Tuesday, June 18, 2013
-
Xasan Kuuriya Wuxuu Ahaa Shakhsi Ku Caan Ahaa Hawlkarnimo Iyo Shaqo Badnaan Daacad Ah Intaan Ka Aqaanay Xasan Wuxuu Ahaa.. Agaasimaha Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble Oo Ka Xogwaramay Wixii Uu Ka Yaqaanay Marxuum Wariye Xasan Kuuriya
Axmed Aadan Rooble
Hargeysa (BLM) Agaasimaha shabakadda caalamiga ah ee baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble ayaa ka xog waramay aqoontii uu u lahaa marxuum wariye xasan kuuriya oo jimcihii todobaadkii hore ku geeriyooday magaal...
Tuesday, June 18, 2013
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Dhagax Dhigay Masjid Laga Dhisayo Xaafadda Siiney Ee Magaaladda Hargeysa
Hargeysa (BLM) - Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta dhagax dhigay Masaajid Laga Dhisamayo Degmada Axmed Dhagax, gaar ahaan Xaafadda Siinay.
Dhismaha Masaajidk...
Tuesday, June 18, 2013
-
Wakiilada Oo La Horkeenay Soo Jeedimihii Ka Soo Baxay Doodii Xeerka Bilayska Iyo Shirgudoonka Oo Ka Hadlay Xeerka Xasaasiga Ah Ee Maamuuska Madaxweynaha
Hargeysa, (BLM) – Golaha wakiilada ayaa fadhigoodii shalay la soo hordhigay nuxurka ka soo baxay soo jeedimihii doodii goluhu ka yeeshay xeerka ciidanka Bilayska.Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cir...
Tuesday, June 18, 2013
-
Golaha Guurtida Oo Siyaasada Khaarajiga Go’aano Ka Soo Saaray, Kuna Baaqay In Talo Qaran Laga Yeesho Ajaanibka Sida Sharci Darada Ah Dalka Ugu Soo Qulqulaya
Hargeysa, (BLM) – Guddiga siyaasada arrimaha dibada golaha Guurtida ayaa go’aamo ka soo saaray xaalada siyaasada khaarajiga Somaliland halka ay marayso iyo doodihii goluhu ka yeeshay qodobka 3aad ee siyaasada arrimaha dibada e...
Tuesday, June 18, 2013
-
Halkan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Galabta Ka Dhacaysa Hargeysa Stadium Shirkadda Telesom Iyo Shabakadda Baligubadlemedia Oo Iska Kaashday Tabintan Tooska Ah
Halkan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Galabta Ka Dhacaysa Hargeysa Stadium Shirkadda Telesom Iyo Shabakadda Baligubadlemedia Oo Iska Kaashday Tabintan Tooska Ah
Halkan Ku Dhufo Siaad Toos Ugu Daawatid Ciyaarta
Baligubadlemedi...
Tuesday, June 18, 2013
-
Ciidamo Ka Tirsan Laanta Dambi Baadhista Ee CID-da Oo Shalay Gudaha U Galay Xarunta Wargeyska Madaxa banaan Ee Haatuf Xilli Uu Isna Xayiran Yahay Wargeyskii Hubaal
Hargeysa (BLM) -Ciidamo ka tirsan CID-da oo uu hogaaminayo Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dambi-baadhista Somaliland oo lagu magacaabo Cali Aadan (Cali Qodaal) iyo Kaaliyaha gaarka ah ee Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Hargeysa Mr Max...
Tuesday, June 18, 2013
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Tahriibayaal Ku Dhex Leeday Badwaynta Liibiya Iyo Talyaaniga U Dhaxaysa
Hargeysa (BLM)-Doonyo ay qaaday dad tahriibayaal ah oo ay ku jiraan kuwo reer Somaliland ahi, ayaa qaarkood la sheegayaa inay gaadheen xeebaha Talyaaniga iyo jasiirada Malta, halka kuwo kalena la sheegayo inay weli dhex sabayn...
Tuesday, June 18, 2013
-
Itoobiya Oo Sibidh U Soo Dhoofinaysa Somaliland Iyo Jabuuti
Dire-dawa (BLM) Wershada Sibidhka Itoobiya oo ku taala magaaladda Dire-dawa ee dalka Itoobiya ayaa bilowday in ay wax soo saarkeeda Sibidhka u dhoofiso dalalka jaarka la ah ee Somaliland iyo Jabuuti.
Wershada Sibidhka ee Dawlad...
Tuesday, June 18, 2013
-
Somaliland Oo Goror Batrool Ah Laga Waayey.
Hargeysa (BLM) Gaadidka yar yare ee raaxada ah ee isticmaalaya Batroolka ayaa labadii maal mood ee ugu dambaysay isla daba wareegaya batrool la’aan iyadoo qaarkood lagaga dhaqaaqay goobihii ay ku goosteen, baatrool la’aanta ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Sarkaal ka tirsan xukuumadda oo Agaasimaha Idaacadda ku Eedeeyay in uu dambabasayo Dilkii Ceel af-weyn
Hargeysa (BLM) Sarkaal ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ilmaadeer ahaayeen Marxuum la odhan jiray Cabdi Faarax Caarshe oo Dilkiisu ka dhacay tuulo ku taala degmadda Ceel afweyn ayaa Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta k...
Tuesday, June 18, 2013
-
Gabadh Hadraawi Adeer U Yahay Oo Xalay Lagu Dilay Hargeysa.
Hargeysa (BLM)Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa.ilaa hadana ma jirto cidloo hayo dilkaasi, hase yeeshee warar soo baxaya ayaa sheegaya inay dileen Rag baska ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Baligubadlemedia Oo Heshay Qodobo Kamid Ah Kuwii Ay Ku Heshiiyeen Xukuumadda Somaliland Iyo Ururka Xaqsoor
hargeysa (BLM) Shabakadda baligubadlemedia oo si gar ah isha ugu haysay wadahadlkii u socday xaqsoor iyo xukuumadda ayaa heshay qaar kamid ah qodobadii ay ku heshiiyeen xukuumadda somaliland iyo ururka xaqsoor sida ilo madaxbanaan...
Tuesday, June 18, 2013
-
Suuqa Gaarisa Oo Xalay Dab Qabsaday
Gaarisa (BLM) War ka soo baxay gaarisa ayaa sheegayaa in dab xooggan uu ka kacay suuqa Gaarisa ee gobalka Waqooyi Barri Kenya.
Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay xalay suuqa gubtay ee ku yaalla magaalada Gaarisa, waxaana lag...
Tuesday, June 18, 2013
-
Somaliland: Xukuumadda oo Maanta Maxkamadda u soo Gudbisay 4 Kiis oo loo haysto Wargeyska Hubaal oo todobaad Xayiran
Hargeysa (BLM)-Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa Maanta Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Eedaha loo haysto Wargeyska Hubaal oo todobaadkii hore amar ka soo baxay lagu Xayiray.
Tirabada Afar Eedood oo la xidhiidha Warar Warg...
Tuesday, June 18, 2013
-
Nuxurka Qodobadda Ay Ku Heshiiyeen Ururka Xaqsoor Iyo Xukuumaddu Oo Aan La Cadayn Ilaa Hadda, Lagana War Sugayo
Hargeysa (BLM) madaxda ururka xaqsoor iyo xukuumadda somaliland ayaa caawa kulan ku yeeshay xarunta qasriga madaxtooyadda somaliland, xubno kamid ah laba guddi oo kala matalaysay ururka xaqsoor iyo xukuumadda ayaa caawa shir jaraa...
Tuesday, June 18, 2013
-
Baashe M. Faarax: Dadka Dhintay ee Doonyuhu la Qaraqmeen waa Xoogii iyo Dhalinyaradii Somaliland”
Hargeysa (BLM)-Guddoomiye ku-xigeenka Golaha wakiiladda Baashe Maxamed Faarax ayaa Tacsi u diray, dhacdo argagax lehna ku tilmaamay Dadkii ku dhintay Doonyihii shalay ku Qaraqmay Badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Liibiya, oo ilaa ...
Tuesday, June 18, 2013
-
Jamaal Cali Xusseen Oo Ka Hadlay Tacadiyadda Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland.
Hargeysa,(BLM)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saaray qoraal kooban oo uu si ba’an ugu naqdiyay hanaanka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ula dhaqmayso saxaafadda madaxabanaan, gaar ahaan Warge...
Tuesday, June 18, 2013
-
Baligubadlemedia Oo Heshay Hadalkii Ay Ka Cadhootay Xukuumadda Somaliland Islamarkaana Ay Ku Mamnuucday Xafiiska Qaramadda Midoobay Ee Somaliland Ee Uu Yidhi Danjiraha Somaliya Ee Qaramada Midoobay
Hargeysa (BLM) danjiraha qaramada miidabay u qaabilsan somaliya ayaa todobaadki hore yimi somaliland gaar ahaan hargeysa danjiraha ayaa xukuumaddu kulan kula yeeshay qasriga madaxtooyada danjire kay ayaa xukuumadda madaxwayne siil...
Monday, June 17, 2013
-
Somaliland: Xaqsoor iyo Xukuumadda oo Caawa Heshiiyay iyo Nuxurka qodobada laysku Waafaqay
Hargeysa (BLM)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo xubno ka mid ah Golaha xukuumaddiisa, ayaa caawa qasriga madaxtooyada ku qaabilay saddex xubnood oo ka socda hogaankii ururkii Xasqoor.
Guddoomiyaha ...
Monday, June 17, 2013
-
War Deg Deg Ah: Dil Aar-goosi Ah Oo Ka Dhacay Degmadda xariirad Iyo Xaaladda magaaladda Xariirad Oo Kacsan
Xariirad (BLM) War hordhac ah oo Baligubadlemedia nsoo gaadhay ayaa sheegaya in goor dhaweyd badhtmaha magaaladda Xarriirad lagu toogtay nin magaciisa lagu soo koobay Taraysa Liqe.
Warkan ayaa sheegaya in uu isla goobtii ku gee...
Monday, June 17, 2013
More News
|
WARAYSIYO
|
FEATURED
|